giovedì 11 dicembre 2008

xafladii ciidul adxa

dhammaan dadwaynaha soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan hawada u soo marinaynaa hambalyo iyo salaan , iyo inay nagula ciidaan farxad iyo raynrayn.

waxaa halkaan idinka salaamaya dhamman soomalida reer firenze